Kasoo horjeedka Xarunta dhexe ee Bankiga Salaam Bakaaro
Warta nabadda
Organic Shops Mogadishu
Saacada Shaqada
Sabti - Arbaco
8 a.m - 5 p.m
Khamiis
9 a.m - 4 p.m
Friday
Waa fasax
DXN Lion’s Mane Oolong Tea contained a mixture of Oolong tea with Ganoderma and Lion’s Mane powder for a healthy, aromatic and flavourful cup of tea. it is hygienically packed into individual sachets to ease users in handling and preparing it, and also to preserve its freshness. it is light and easy to be carried. You may put it in your bag, so that you can enjoy a refreshing cup of tea, anytime anywhere you wished.
*We recommend the use of DXN Tea Infuser to brew your DXN Lion's Mane Oolong Tea for the perfect taste and aroma.
Available packaging size:
• DXN Lion's Mane Oolong Tea : 7g x 32 sachet per box
Waxaan nahay shirkad iibisa badeeco dabiici. Waxtarka badeecada waxaa ka mid ah kobcinta iyo dhisidda jirka, sun saaridda, nafaqaynta, dheeli tirka jirka, wanaajinta wareegga dhiigga iyo faa'idooyin kale oo aan ku sharaxno boggeena fb.com/organicshops.so.
Adeego Hadda (TM) waa adeeg dhamaystiran oo kuu suurto gelinaayo in aad dukaamaysato adigoo jooga gurigaaga, goobtaada shaqo ama ku dalxiisaya degmooyinka Muqdisho. Waxaan diyaarinay adeeg gayn dhamaystiran oo ku baahsan dhammaan degmooyinka magaalada Muqdisho. Macaamiisheena magaaladda Muqdisho si fudud ayay u bixin karaan lacagaha iyagoo adeegsanaya MOBILE PAYMENTS-KA DALKA KAJIRA.
Waxaan dejinnaa hiigsi si aan u qancino macaamiisha- waa sumcad aan dadaal dheeri ah ku bixinay si aan u gaarno isla markaana aan si joogto ah uga shaqaynay si aan dhowrno.
Organic Shops ma ahan oo kaliya bar laga adeegto, balse waa suuq casri ah oo aad ka adeegan karto 24/7.
Waxaa nasoo jiitay awoodda iyo waxtarka nafaqaynta jirka, isticmaalka cunto waxtar leh, in ay ka saameyn wayntahay daawaynteeda. Cilmiga daawaynta iyo agabyada caafimaadka waa sii hormarayaan, qatarta cuduradana waa sii kordhayaan. Dadku waxay u baahan yihiin cunto, cunto kaabayaal samaysa sun-saaris, nafaqaysa unugyada jirka, xoojisa jir difaaca, isla markaana dheeli tirta jirka kana hortagta cudurada. Waxaa kaloon ladhacay awoodda tiknolojiyadda casriga ah. Waxay saamayn ku leedahay qaabka aan u noolnahay qarnigan aan joogno. Waxaan ka shaqeeyaa isticmaalka tiknolojiyadda casriga si loo xaliyo qaarka mid ah dhibaatooyinka dunida.
Waxaan sameenay Organic Shops sanadkaan 2016, qaab cusub oo loo dukaamaysto, waa badeeco dabiici ah oo xal ka gaysanaysa mashaakilka cunto xumo ee heesta bulshada.
Ku soo dhawaaw Organic Shops, waan ku faraxsannahay in aad nala jaanqaado.
Kasoo horjeedka Xarunta dhexe ee Bankiga Salaam Bakaaro
Saacada Shaqada
Sabti - Arbaco
8 a.m - 5 p.m
Khamiis
9 a.m - 4 p.m
Friday
Waa fasax